Itoobiya oo yeelatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350 (Daawo Sawirro)

Shirkada Diyaaradaha ee Ethopian Airlines ayaa iibsatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350, waxaana diyaaradan Itoobiya kasoo iibsatay shirkada Airbus ee sameysa diyaaradaha casriga Magaalada Adis Ababa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay diyaaradan cusub ee soo iibsatay Shirkada Diyaaradaha ee Ethopian Airlines , waxaana munaasabada kasoo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo lagu casuumay. Shirkada … Continue reading Itoobiya oo yeelatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350 (Daawo Sawirro)